[00:00.000] 作词 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III [00:00.521] 作曲 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III [00:01.42]You give me butterflies, yeah [00:03.53]I just want it around you [00:17.99] [00:18.19]Dookhaygi baad tahay [00:20.40]Waa ku doonaya [00:22.41]Dawad ii tahoo [00:24.33]Wan ku doorbidaayaa [00:30.22]Daakirada subaxdii [00:32.90]Habeenkoo bar dumay baa [00:35.12]Cishqi igu da'aayoo [00:37.64]Igu soo darooraa [00:43.77]Waxan dhibka kaga durka [00:46.18]Oo aan kuba dakeeyaa [00:50.97]Isku duubanantee [00:53.42]Ma isku sii danbayna [00:58.06] [00:58.36]Durbanka ii tuma [01:02.89]Sacabkana ku dara [01:06.36]Durbanka ii tuma [01:08.62]Sacabkana ku dara [01:10.84]Daryeelbay idintahee [01:12.80]Ku dadaala [01:14.76]Nafta waa u dabiibee [01:17.19]Ka danbeeya [01:20.05] [01:20.26]You give me butterflies, yeah [01:22.11]I just want it around you [01:24.33]You give me butterflies, yeah [01:26.44]I just want it around you [01:29.05] [01:29.21]Askin' for a replay, 'cause the funky sound [01:30.92]I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild [01:32.93]Stack the dollar, stack the comma [01:35.16]'Bout to **** the streets up, better ask somebody [01:37.17]'Bout to **** the beat up, better ask somebody [01:39.53]Then I **** the club up, better ask the party [01:41.64]Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers [01:44.08]Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters [01:46.39]They was talking, they was poppin', they can never stop us [01:48.40]Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta [01:50.42]You give me butterflies, yeah [01:54.70] [01:54.90]Durbanka ii tuma [01:56.00]Sacabkana ku dara [01:59.18]Durbanka ii tuma [02:01.44]Sacabkana ku dara [02:03.56]Daryeelbay idintahee [02:06.18]Ku dadaala [02:08.04]Nafta waa u dabiibee [02:10.16]Ka danbeeya [02:12.48] [02:12.68]Falisey is daji [02:13.79]Dacad ban wali ahay [02:16.70]Darensanow [02:17.16]Docna kama an Marin [02:18.12]Dabacsanow [02:19.23]Dalkiibana tagayna [02:20.30]Ha diidin [02:21.50]Xamar ban dagayna [02:22.60]Diyar garow [02:23.72]Doolo iyo hawd [02:24.97]Wabiyada durduraya [02:26.09]Damaashad [02:27.04]Dalagyada baxaya [02:28.16]Daalo iyo sheekh [02:29.26]Nolol aan dakayne [02:31.07]Ku diirso [02:31.63]Dookhu waa adi [02:32.64]Kaama daalo abid [02:33.74]Aragaaga dahabo [02:34.91]Ku diirsadaa [02:35.90]Falisey ha dudin [02:37.07]Ha didin [02:38.78]Hana durkin [02:39.94]Ha i diidin [02:41.25]Dalabkayga maqalo [02:42.66]Adecsanow [02:43.57]Cishqigad darentana [02:44.73]Anba wuu i daaraye [02:45.88]Dawo waa adige [02:46.95]Igu soo durug [02:49.21] [02:49.42]Waan ku daneeyaa [02:50.77]Waan ku doonaya [02:51.19]Waan ka danbeeya [02:53.05]Waan ku daneeyaa [02:54.15]Waan ku doonaya [02:55.31]Waan ka danbeeya [02:57.72]Daris kaalay ii noqo [02:59.13]Ubad daadahayne [02:59.95]Aan wada dagne [03:01.80]Daris kaalay ii noqo [03:03.01]Ubad daadahayne [03:04.33]Aan wada dagne [03:06.34] [03:06.54]Durbanka ii tuma [03:08.46]Sacabkana ku dara [03:10.72]Durbanka ii tuma [03:12.90]Sacabkana ku dara [03:15.21]Daryeelbay idintahee [03:17.74]Ku dadaala [03:19.71]Nafta waa u dabiibee [03:22.12]Ka danbeeya [03:24.44]Durbanka ii tuma [03:26.11]Sacabkana ku dara [03:28.62]Durbanka ii tuma [03:30.78]Sacabkana ku dara [03:33.19]Daryeelbay idintahee [03:34.70]Ku dadaala [03:35.40]Nafta waa u dabiibee [03:37.62]Ka danbeeya [03:42.35] [03:42.50]You give me butterflies, yeah [03:44.62]I just want it around you [03:46.67]You give me butterflies, yeah [03:48.84]Give me, give me, give, give me, give me, yeah